Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya oo shaacisay xiliga la galayo imtixaanka qaranka.

0
166

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa shaacineysaa xilliga rasmiga ah ee la galayo imtixaanka Qaranka ee Sannad dugsiyeedka 2024/2025.

Imtixaanka ayaa lagali doonaa Bisha June 14 keeda ee Sanadkaan wuxuuna ku egyahay 19 bisha June 2025.

Warkan waxaa inoo haya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here