Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS nuuro Mustaf Mukhtaar ayaa soo xertay Imtixaanka dugsiyada sare ee dalka
Imtixaanka ayaa mudo todabaad ah ka socoday gobolada dalka iyo gobolka Banaadir.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.