Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda waxbarashadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka qaranka ee sannad dugsiyeedka 2024/2025.
Imtixaanka qaranka ayaa bilaaban doona 14-ka bisha June ee soo socota.
Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.



