Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo la wareegtay Daawo loogu tago galay xoolaha.

0
75

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa magaalada kismaayo kula wareegay Daawo loogu tago galay xoolaha deeganada Jubaland.

Deeqdan daawada ah oo ka koobneed shan boqol oo kartoon ayaa iskugu jiraty qalijiyaal fiitimiino iyo daawada lagu daaweeyo shilinta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.