Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Soomaliland oo sagootisay dhaqaatiir daweyn laheyd xoolaha gobolka Sanaag .

0
82

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madashan ayaa lagu sagootinayay dhaqaatirta ka howlagali doonta dagmooyinka iyo deegaanada gobolka Sanaag kuwaasi oo daweyn iyo talaal usameyn doono xoolaha deeganada gobolka Sanaag.

Madasha lagu sagootinayay dhaqaatiirtan xoolaha ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamulka gobolka Sanaag kan dagmada Ceergaabo maasuuliyiin kasocotay wasaaradda xanaanada xoolaha iyo dhaqaatiir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.