Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ka daah-furtay barnaamij Online ah kaasi oo wasaaradu ugu talagashay in ay ku keydiso xogaha la xiriira kheyraadka biyaha ee jubbaland.
Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.