Wasiir ku xigeenka haweenka Hirshabeelle oo Baladweyne ku soo gaba gabeysay aqoon isweydarsi ku saabsan joojinta xadgubayada iyo rabshadaha.

0
260

Baladweyne(Radio Beerlula)- Aqoon isweydarsigan  oo ku saabsana hanaanka qorshaha qaran ee joojinta xadgubadyada iyo rabshadaha oo muddo labo maalmood ah socday ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Baladweyne, waxana  ka qeyb galay xubno kala socda ururada bulshada rayidka.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda haweenka Hirshabeelle Xalimo Cali Siciid ayaa radio Beerlula uga warantay ahmiyadda aqoon isweydarsigan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here