Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda shaqo galinta SLN oo qalab Xafiiseed kala wareegay Hay’adda SOS.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda SOS ayaa qalab xafiiseed dhameystiran ku wareejisay Wasaaradda shaqo galinta arimaha Bulshada iyo qoyska Somaliland waxaana qalab xafiiseedkaas kala wareegay wasiir ku-xigeenka wasaarada shaqo galinta Somaliland Cabdinajiib Ibrahim Muumin

Waxa ka qeyb kalay madasha lagu wareejinayey qalab xafiiseedka mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda shaqo galinta arimaha Bulshada iyo qoyska Somaliland iyo madax katirsan hay’ada SOS.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi