Wasiirka Khayraadka Biyaha Soomaliland oo dhagax-dhigay qodista ceelal riig ah

0
155

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Khayraadka iyo Biyaha maamulka Somaliland Abiib Cabdi ayaa dhagax-dhigay Ceelal Riig islamarkaan laga hergelinaayo deegaanada Osoli iyo Idacadays ee degmada Lughaya gobalka Owdal ee maamulka Somaliland.

Munaasabada dhagax-dhigayayaa waxaa kaqayb galay maamulka deeganada wasiiro katirsan maamulka Soomalind Odayaal iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here