wasiirka wasaarada Macdanta iyo Tamarta Soomaliland oo daah furay xarunta shaybaarka Macdanta.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-wasiirka wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland cabdullahi faarax cabdi ayaa xariga ka jaray xarunta sheybaarka macdanta ee Somaliland taasoo laga hirgiliyay magalada hargeysa ee xarunta Somaliland .

xarunta sheybaarka macdanta ee soomaaliland ayaa looga maarmi doonaa in diba loo qaado dhagaxaanta iyo waxyaabaha kale ee la xariira oo dhaqaalo badan kaga baxi jiray Somaliland si loo ogaado in dhagxaanta iyo macdanta in ay tahay tii loo baahnaa sida uu sheegay wasiirka wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.