Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada Caafimaadka XFS Dr. Ali Xaaji Warsame iyo xubno kale oo ka socday Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo kan degmada Balcad ayaa si wadajir ah xariga ugu jaray qaybo cusub ee lagu soo kordhiyay Isbitaalka guud ee Degmadaasi.
Munaasabadda xarig jarka sidoo kale waxaa goobjoog ahaa masuuliyin katirsan maamulka Hirshabeelle iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.