Wasiiro ka tirsan Hirshabeelle iyo Bulshada Farlibaax oo ka wada hadlay baahiyaha ka jirta degmadaasi.

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Far-libaax  ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan  looga hadlay sidii wax loogu qaban lahaa dadka danyarta iyo kuwa ay abaaruhu saameeyeen kuwaas oo ku nool magaalada farlibaax iyo deegaanada hoos yimaada.

Kulan waxa goob joog ahaa wasiiro ka socday maamulka Hirshabeele, odayaal, Dhalinyaro, Haween ,iyo qayb kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir waaneey.