Wasiiru-dowladaha Arrimaha gudaha Galmudug oo kulan la qaatay bulshada deegaanka Xera-Dahab.

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiiru-dowladaha wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug ayaa kulan looga hadlyaya baahiyaha ka jira deegaanka Xera-Dahab la qaatay qaar kamid ah bulshada deegaankaasi.

Intii uu kulanka socday ayaa lagu so bandhigayay xaalada nolol xumo ee ka jirta Xera-Dahab sida caafimaadka ,waxbarashada,biyaha,iyo adeegyada kale ee aas-asiga ah.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.