Wax soo saarka beeraha shabeellaha dhexe oo hoos u dhaca ku yimid

0
133

Baladweyne (Radio Beerlula)- Beeraleyda gobolka shabeellaha dhexe ayaa sameyn kala kulmay isbadalka cimilada sida abaaraha iyo dadaadka ka soo rogmada webig shabeelle kuwaasoo hoos u dhigay dalagyadii ka soo go’i jiray beeraha.

Beeraleyda ayaa sheegtay in laba arimood ay isku biirsadeen kuwaasoo kala aha abaaraha iyo dadaadka oo la taga dalagyadii ay beerteen.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.