Waxgaradka deegaanka Xaaji Cali iyo degmada Cadalle oo lagu wareejiyay deeq raashin ah

0
239

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid ayaa odayaasha deegaanka Xaaji Cali iyo degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha dhexe ku wareejiyay 10 gaari oo gargaar ah kuwaasi oo laba maalin ka hor ay hay’adda SoDMA u dirtay .

Deeqdan ayaa ka kooban dhar iyo raashin iyadoo ay kusoo aaday xili baahi badan loo qabay waxaana loo qeybin doona danyar ku nool deegaano badan oo kamid ah Gobalka Shabeellaha Dhaxe.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadira Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here