Webiga shabeelle oo buux dhaafay iyo cabsi laga qabo fatahaad ku dhufata Baladweyne

0
170

Baladweyne (Radio Beerlula)-Webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne ayaa buux dhaafay kadib markii daadad badan ay ka soo rogmadeen dhulka dowlad deegaanka Somalida oo uu ka yimado webiga.

Heerka lagu cabiro biyaha webiga ayaa hadda maraya numberka 9-aad oo kan ugu dambeeya iyadoona laga cabsi qabo fatahaad uu geysto webiga shabeelle.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.