Webiga shabeelle oo ku fatahay degmada Afgooye ee gobolka shabeellaha hoose.

0
45

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wabiga shabelle ayaa ku fatahay qaar kamid ah xaafadaha ay ka koobantahay degmada afgooye waxaana qoysaska ay bilaabeen ineey ka barakacaan xafadahooda halka kuwana ay ku go-doomeen .

Fatahaadda ayaa saameysay qaar kamid goobaha waxbarashada iyo xarumaha ganacsiga waxaana qaar kamid ah qoysaska deganaa jiink wabiga ay u guureen deegaano taag ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.