Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ee Baladweyne oo codsaday in la caawiyo.

0
58

Baladweyne (Radio Beerlula)-Cabdi xakiin Maxamed Cali oo ah wiil Dhallinyaro ah oo ku nool Magaalada Baladweyne isla markaana kamid ah dadka baahiyaha gaarka ab qabo ayaa waxaa soo wajahay xaalad caafimaad darro.

Waxuu ka xanuunsanyahay indhaha kadib markii ay jug ka soo gàartay dhowr sano ka hor.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud