Wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Muqdisho oo la yimid hal abuur cusub

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maxamùd Cabdi Axamed oo ah wiil dhallinyaro oo kunool magaalada Muqdisho ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay gaadiidka noocyadiis kale duwan sida gaadiidka ciidanka leyla calaawi iyo bajaajka oo mac-mal ah kuwaasi uu gacantiisa ku farsameeyay.

Gadiidkaan mac-mal-ka ah ayuu ka sameeyay Al-waaxyo iyo jiinkado waxaana uu geeya meelaha ay dadka u badanyihiin si ay Bulshada ugu iibsdaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud