Wiil Dhallinyaro ah oo ku nool Muqdisho oo la yimid hal abuur ganacsi.

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bashiir Mahdi waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Muqdisho kasoo la yimid hal abuur shaqo isagoo xanaaneeya digaga yar yar.

Wiilka  ayaa magaalada Muqdisho ka hirgaliyey xarun lagu xanaaneeyo Digaaga si looga maarmo digaagii laga keeni jiray dibadiisa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here