Wiil dhallinaro oo Muqdisho ku soo bandhigay Doomo iyo maraakiib mac-mal ah

0
215

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ismaaciil Haashim oo ah wiil dhallinaro ah oo kusoo koray xero barakac ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay Doomo iyo maraakiib mac-mal ah kuwaasi uu gacantiisa ku farsameeyay.

Doomahan iyo maraakiibtan mac-mal-ka ah ayuu ka sameeyay Al-waaxyo iyo Jiingado waxaana uu geeya meelaha ay dadka u badanyihiin si looga iibsado .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim