Wiil dhallinyaro ah oo ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad shaqo.

0
84

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cabduqaadir Xuseen Maxamad oo kamid ah dhallinyarada Baladweyne ayaa ku shaqeeysta xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan gaar ahaan sameynta albaabada iyo daaqadaha ka sameeysan qalabka loo yaqaano Almuniyoomka.

Daqadahan iyo albaabadan oo qalabka laga sameeyo aay isugu jiraan biro ,Boolaal iyo miyaarado isla markaana laga keeno magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso ayaa loo isticmaala guryaha dhagaxa ah ,Xifiisyada iyo goobaha ganacsiga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here