Wiil dhallinyaro oo nolosha reerkiisa ka mareeya dhaqista baabuurta Baladweyne

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxamed Cabdullahi Salaad oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Baladweyne ayaa nolol maalmeedka qoyskiisa ka mareeya dhaqista baabuurta.

Maalin kasta ayuu u shaqo taga suuqa daraawiishta ee magaalada Baladweyne halkaaso inta badan la dhigo baabuurta, waxana inta badan uu dhaqaa baabuurta yaryar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here