Baledweyne ( Radio Beerlula )-Cabdi wali Maxamed Faarax oo kamid ah dhallinyarada ku nool magaalada Baladwyne ayaa muddo shan iyo toban sano ah noloshiisa ka maareeyo xirfdda shiiditaanka Raashiinka gaar ahaan dalagyada ka soo go beeraha Gobalka Hiiran.
Raashiinkaan oo ka kooban massaggada iyo galeeyda ayuu ku shiidaa makiinad uu isaga shaqsi ahaan u leeyaha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.


