Wiil Muqdisho ka hergeliyay warshad soo saarta Burjukooyinka

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maxamad Axmad Cismaan waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool magalada muqdisho isla markaana sameeyay warshad soo sarto  Burjikooyinka

Wiilkan dhalinyaro ah ayaa malintii soo saaro in ka badan 200 oo Burjikooyinka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.