Xaafada hanti-wadaag ee magaalada Jowhar oo laga bilaabay Olole biyaha looga saarayo

0
77

Baladwayne (Radio Beerlula )-Dhalinyarada gobolka shabeelaha dhaxe ayaa Xaafada hanti-wadaag oo kamid ah xaafadaha magaalada Jowhar ka bilaabay olole biyaha fadhiistay looga saarayo xaafada.

Dhalinyarada oo adeegsanaya matooro iyo agab kale ayaa biyab badan oo fadhiistay wadooyinka xaafada kasaaray.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan