Xaalado nolol xumi oo Baladweyne ku haysatada mid kamid ah dadka baajiyaha gaarka qaba.

0
57

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cumar Maxamed Cabdi oo kamid ah dadka baahiyaha gaarka qaba islaamrkana degan kaamka Ala bari oo kuyaalo Xaafadda Bundaweyne ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan soo food saartay duruufo dhanka nololsha oo ay ka mid yihiin hoy la’aan, iyo raashin la’aan.

Cumar ayaa Naafo ka ah indhaha isagoo oo aan awoodin inuu dhaqtar tago maadama uu san haaysan qarashkii uu ku aadi lahaa dhaqtarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.