Xaalado nolol xumo oo soo wajahay dadkii barakacay fatahaadda Baladweyne.

0
60

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Dadkii ka barakacay cabsida fatahadda wabiga Shabelle ee dhax maro magalada Baladweyne oo gaaray degaanada Ceeljaale iyo xodaleey ayaa waxaa heysto xaalad nolol xumo ay ka mid tahay biyo yari rashiin la.aan iyo hooy la,aan

Dadkaan ayaa ku nool guriyo ka sameysan baco iyo geed hoos tiisa mana heystaan meel ay ka galaan dhibicda roobka

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen