Xaawo Taako A iyo Holwadaag B oo galabta ku hardami doona xarunta shanterka ee Baladweyne

0
281

Baladweyne(Radio Beerlula)- Holwadaag B  iyo Xaawo Taako  A ayaa galabta ciyaaraya kulankooda koowaad Tartanka Horumarinta Ciyaaraha degmada Baladweyne.

Labadan Kooxod ayaa ku jira Groupka A waxaana Groupkan kalinta kowaad ku jirta Buunda A oo 7-1 uga badisay kooshin B.

Ogeysiiska Ciyaarta.

Goobta Shantarka.

Saacada 04:00.

Garsoorka ……… waxaa lagu dhawaaqi doona bilowga ciyaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here