Xabsi cusub oo laga hirgeliyay Baydhabo oo xariga laga jaray.

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Qeybgalay munaasabada lagu daah furaayay Xabsiga Cusub ee Magaalada Baydhabo islamarkaana hab Casri ah loo Dhisay.

Munaasabada daah furka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka XFS, Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Dalka, Saraakiisha masuuliyiin katirsan Dowalad gobaleedka Koonfur Galbeed Hay’addaha Amniga Madax ka socotay Hay’aada ka Shaqeeya Wasaaradda Cadaalada Dowalad gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdiqaadir Yuusuf Ayaa ka hadalay waxyaabaha uu qaban doono xabsigaan.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here