Xabsiga Wayn ee Magaalada Burco oo laga hirgaliyay Maktabad ay wax ku aqristaan Maxaabiista

0
144

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheyd mid xariga looga jarayay maktabad laga hirgiliyay Xabsiga weyn ee magaalada Burco taasoo looga goleeyahay in ay wax ku aqrisaan maxaabista.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeeybgalay saraakiisha Ciidanka Booliska ,  maamulka degmada Burco  , iyo Ururada qoraayaasha Burco.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.