Xafiiska Haweenka gobalka Mudug oo la dhagax dhigay.

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda Haweenka maamulka Puntland maryan Axmed Cali ayaa magaalada Galkacyo ka dhagax dhigtay Dhismaha xafiiska Haweenka Gobalka Mudug.

 

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa wasiirka waxaa ku wehlinayey masuuliyiin ka tirsan Barlamaanka Puntland iyo hogaanka Haweenka Gobalka Mudug.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq