Xafiiska imtixaanaadka Puntland oo laga daahfuray Boosaaso

0
123

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa ka daahfutay magaalada Boosaaso Xafiiska Shahaadooyinka.

Munaasanasabada ayaa waxaa ka qeeybgalay madax kasocotay wasaarada waxbarshada maamulka Gobolka Bari kan dagmada Boosaaso iyo maamulada iskuulada Boosaaso.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here