Xafiiska maamulka Degmada Baraalle oo xariga laga jaray.

0
124

Baledweyne (Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Bardaalle ee Gobalka Baay isaaq xasan ayaa xariga ka jaray dhismaha xafiiska iyo hoolka shirarka maamulka Degmadaasi oo dhismahiisa iska kaashadeen Maamulka Degmada iyo Bulshada ku nool Bardaalle

Munaasabadda xariga looga jarayay Xafiiska iyo hoolka shirarka Degmada waxaa ka qeeybagalay maamulka Gobalka Baay kan Degmada Baraale iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool Degmadaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here