Xafiiska Mashruuca Abaartire oo laga dhagax Dhigay Kismaayo

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland ayaa Magaalada Kismayo ka dhagax dhigay Xafiiska mashruuca abaartire oo ah xafiis hoosyimaada Wasaaradda Tamarta iyo khayraadka biyaha Jubbaland kaasi oo loogu tala galay shaqaalaha maareeynta maamulka kaabayaasha biyaha .

Waxaa ka qeybgalay dhagax dhiga xafiiskan wasiiro,xildhibaano iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here