Xafiiska Wasaaradda horumarinta maalgashiga Somaliland ee gobolka Sanaag oo laga hireliyay magaalada Ceergabo oo xariga laga jaray.

0
62

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir Ku Xigeenka Wasaradda Horumarinta Maalgashiga Iyo Warshadah maamulka Somaliland maxamed Cilmi ayaa Xariga Ka Jaray xafiis ay kuyeelan doonto wasaaradda Gobolka Sanaag.

Munaasabada waxaa ka qayb g wasiiro xidhibaanno iyo marti-sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here