Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Maaliyada Puntlan ayaa magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag ka hirgilisay Xafiiska maaliyada iyadoona xariga ay kajreen maamulka Gobolka.
Madasha xarigjarka xafiiska maaliyada waxaa goobjoog ahaa maamulka Gobolka Kan magalada Hadaaftimo iyo waxagarad.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


