Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha XFS khadiijo Maxamed Diiriye iyo Maxamed Abuukar Subeeyr Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa siwada jir xarigga uka jarey Xafiiska isku duwidda xaquuqda Aadanaha ee magaalada muqdisho
Madasha xarig Jarka waxa kaqeyb kalay mas’uuliyiin katirsan wasaarada haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha XFS iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi