Xafiisyada guddoonka golaha shacabka oo dib u dayactir iyo qalabeyn lagu sameeyay oo xariga laga jaray.

0
195

Baladweyne (Radio Beerlula)- Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xarigga ka jaray xafiiska guddoonka islamarkaana dhagax dhigay xafiisyadda guddiyadda Golaha Shacabka BJFS.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan  Xuseen.