Xaflad ay ku qalin-jabinayeen ardey ka aflaxday Machdka Daarul Barakaat oo lagu qabtey Baydhabo.

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabaddaan oo aheyd mid ay ku qalin jibinaayeen Dufcadii 1-aad ee Wax Ka Baratay Machadka Daarul Barakaat ee Magalada Baydhabo ayaa Waxaa Ka Soo qeyb Galay Masuuliyiin, Macalimiin ,Waalidiinta Ardayda qalinjibisay Iyo Marti Sharaf Kale.

Ardaydan ayaa baratay maadooyinka computerka Engilish iyo luuqadda carabiga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.