Baledweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameystay heerka koobaad ee jaamacada kana aflaxda Jaamacadda Daha Faraceda magaalada Kismaayo
Waxaa ka qeyb galay maamulka jaamacada Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland macalimiin walidiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


