Xalad nolol xumo oo soo wajahay qoysaskii ka barakacay Baladweyne.

0
116

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ka barakacay qeybo kamid ah Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan Islmarkaana ku nool  deegaanka Balad Nuur ee ku yaala duleedka Galbeed ee Baladweyne  ayaa xiligan wajahaya xaalad nolol xumo oo ay kamid tahay Hoy-laan caafimaad daro iyo raashiin la-aan.

Barakacayaashan ayaa saameyn kala kulmay fatahaadda wabiga shabelle waxaana xiligaan ay u haahanyihiin gurmad deg deg ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.