Xarumo caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka Ceel jaale ee duleedka Baladweyne.

0
93

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Dhaqtiirta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiran ayaa xarumo caafimaad ka hir galiyay degaanka ceeljaalle ee duleedka magaalada Baladweyne

Ujeedka xarumahaan loo hirgali ayaa ah In loogu  adeego bulshadii ka barkacday faratahdii wabiga shabeelle ee ku nool degaanka ceeljale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.