Xarumo waxbarasho oo laga hergeliyay duleedka Kismaayo

0
286

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jubbaland ayaa daahfuray sadax Iskuul oo laga hirgaliyey degaannada New Goobwayn, Doxa Garaseey iyo Xaaji-wayne oo dhamaantood dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo.

daah furka iskuuladan ayaa waxa ka qeyb galay mamulka Jubbaland madax ka socotay wasarada waxbarshada Jubbaland bulshada deganada iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.