Xarun caafimaad oo dhawaan laga hirgeliyay Baladweyne oo bilowday adeegyo caafimaad oo bilaash ah.

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xaruntaan caafimaad ee Al-faraj oo kamid xaruumaha dhawaan laga hirgeliya magaalada Baladwayne ayaa bilaawday adeegyo caafimaad oo bilaasha sida kabista jabniinka talo bixinta iyo adeegyo caafimaad.

Adeegyadaan caafimaad ayaa waxaa baahi wayn u qabay bulshada ku nool xaafadda Hoowl Wadaag.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya  Bilaal Daahir Waaneey.