Baladwayne (Radio Beerlula )-Markasu Caafiya Oo ah markis loogu talagalay in lagu iibiyo daawooyiinka ka sameeysan dhirta dabiiciga ah ayaa laga daahfuray Magaalada Booram ee Xarunta Gobalka Awdal.
Daahfurka markiska Caafiya ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka dowlada hoose ee magaalada Boorama, Culimada Magaalada , Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa so jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.