Xarun caafimaad oo laga dhagax dhigay deegaanka Dooxa Garasey ee duleedka Kismaayo

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Mamulka Jubbaland ayaa dhagax dhigay xarun caafimaad oo cusub deegaanka Dooxa Garasey Duleedka Kismayo

Waxa Kaqeyb Galay Dhagax Dhigan Xaruntan Caafimaad Xubno Katirsan Mamulka Jubbaland Wasiiro Gudoomiyaha Dagmada Kismaayo Bahda Wasarada Cafimadka Iyo Daryeelka Jubbaland

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here