Xarun caafimaad oo laga dhagax dhigay deegaanka Qam-qam

0
173

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda caafimadka jubbaland ayaa deegaanka Qam-qaam ka dhagax dhigay Xarun Caafimaad oo loogu talagalay in loogu adeego bulshada.

munaasabada dhagaxdhiga ayaa waxaa ku sugnaa wasiiro Xildhibano maamulka deegaanka iyo boqolaal shacab ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here