Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudomiyaha Degmada kaxda ee gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay isbitaal weyn oo loogu talagalay in lagu daaweeyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba kaasi oo laga hirgalin doono Degmadaasi
Dhagax dhiga isbitaalka ayaa waxaa ka qeyb galay ururada bulashada ururada haweenka odyasha dhaqanka dadka baahiyaha gaarka qabo culumudiinka Degmada iyo gudomiyaha Degmada kaxda.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


