Xarun caafimaad oo laga dhagax dhigay magaalada Oodweyne

0
161

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Oodweyne ee Gobolka Daad-madheedh ayaa laga dhagax dhigay Cisbitaalka Qaaxada oo ay dhisayaan Hay’adda Suna-alkheriyaha.

Dhagax dhiga Cisbitaalka waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha Gobolka Daad-madheedh Cabdiraxiin Maxumad Axmed mas’uuliyiin katirsan Hay’adda Suna-alkheriyaha iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa  inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here